Wuxuu sugaa kala wareejinta lahaanshaha hantida guurtada ah ama maguurtada ah iyadoo sida loola kala wareegayo iyo shayga lala kala wareegayo ay waafaqsan yihiin shareecada iyo xeerarka dalku leeyahay., Barnaamijka CRS ee tababarka shaqo, ardayda waxay helaan waayo-aragnimo ah la shaqeynta hay’ad federal ah ee saameyn ku leh waddanka oo dhan – ka caawineysa ka hortagga iyo ka jawaabidda isku-dhaca, xiisadda, dambiyada naceybka, iyo caqabada kale ee maanta wajahayo bulshadeena., Halkan hoose waxaa ku xusan dhamaan dhibaatooyinka ay dadka qaarkood lakulmaan marka ay soo maraan xaaladaha isku buuqa. Fadlan dhibaato kasta si taxadar leh u akhri oo goobaabin geli lambarka saxa ah ee muujineysa inta ay dhibaatan noloshaada dhibaatada ay u geysatay bishii la soo dhaafay., Kormeeraha barnaamijka waa in uu lahaadaa labo sano oo waayo-aragnimo ah oo uu macallin u soo ahaa carruurta koox da’aad kasta ee ku qoran barnaamijka waxbarashada xannaanada ah ee carruurta yaryar., • Helaan waayo-aragnimo shaqo iyo tixraacyo loogu talagalay taariikhda shaqo iyo midda waxbarashada adiga oo sii kordhinaya xirfadahaaga. • Helaan taageero ku wajahan dariiq waxbarasho, marka aad ku jirto kala-guurka hawlaha, ama aad leedahay mudnaano tartamaya. urka ku jirtid ama haddii aad dooneyso i Ma u muuqataa in ay tahay mid xiiso leh?, .